Ururka

Ururku waxaa matalaya guddi saddexda xubnood ah:
– Amiin Jama Hassan (Guddoomiye)
– Cabdirashiid Yuusuf (Khasnajiga)
– Farxaan Aadan (Gudoomiye Ku Xigeenka).

Dadka dabiiciga ah iyo kan sharciga ahba waxay noqon karaan xubno ka mid ah ururka oo taageeraya himilooyinkooda.

Codsiga xubinnimada Si aad u codsato xubin ka mid ah ururka, waxaan u baahanahay fariin leh magac buuxa, cinwaanka boostada, cinwaanka emailka iyo lambarka telefoonka. Waxaan si dhakhsiyaha badan ayaan kuugula Soo xiriiri doonaa.

Qaynuunka ururka (Link)

Kharashka Xubin (Link)