Deeqaha

Waxaad dooneysaa inaad taageerto ururka Midnimo Somalia deeq ahaan? Waan ku faraxsannahay qadar kasta oo Lacag ah. Haddii aad u baahan tahay caddayn inaad u gudbiso xafiiska canshuuraha, fadlan inoo soo qor fariin.