Ururka Midnimo Somalia waxaa la aasaasay May 1, 2018 laguna aasaasay magaalada Leipzig. Ururku waxaa ka go’an ka qaybgalka bulshada iyo isdhexgalka. Waxaa diirada inoosaaran Bulshada Soomaaliyeed ee ku kala Nool: Sachsen, Sachsen-Anhalt iyo Thüringen.

Der Verein Midnimo Somalia wurde am 1. Mai 2018 in Leipzig gegründet. Der Verein setzt sich für die gesellschaftliche Teilhabe und Integration ein. Dabei liegt der Fokus auf Menschen aus Somalia, die in Sachsen, Sachsen-Anhalt und Thüringen eine neue Heimat gefunden haben.